Xamaas oo soo bandhigtay Muuqaalka Askari Israa’iili ah oo gacantooda ku jira (Sawirro)

Kooxda Xamaas ee u dagaalanta xurnimada dhulka Falastiin ayaa soo ban dhigtay muuqaal kooban oo laga soo qaaday askari u dhashay maamulka Israa’il oo gacanta ugu jira kooxda Islaamiga ah ee Xamaas . Muuqaalkan oo soconaya muddo 40-ilbiriqsi ah ayaa waxaa soo bandhigay guutada Al-Qassam ee garabka hubaysan ee Ururka Xamaas, waxaana askariga maxbuuska ah … Continue reading Xamaas oo soo bandhigtay Muuqaalka Askari Israa’iili ah oo gacantooda ku jira (Sawirro)